BUDGET DEPARTMENT

The Budget Department is responsible for developing the Southwest annual budget in accordance with policies endorsed by the Council of Ministers, based on the assessment of economic conditions within the state. The budget coordination section is responsible for developing the initial budget circular seeking budget submissions from Ministries. The circular should provide guidance on the fiscal situation and set budget ceilings for ministries based on Southwest priorities. Revenue measures and estimates will be developed by the Customs and Taxation Department for inclusion in the annual budget presentation. The proposed Budget Operations sections are designed to provide analytical scrutiny of Ministry budget proposals and contribute to the budget preparation process. They would also develop policy proposals for Council of Minister’s consideration. Initially it is suggested only one Budget Operations section be staffed, as the workload for budget development will be modest across the Ministries and can be shared across the 2 staff.

[:so]

Waaxda Miisaaniyaddu waxaa ay mas’uul katahay in ay dejiso miisaaniyad-sanadeedkaa Maamulka Ku-meelgaarka ah ee Koonfur-Galbeed oo waafaqsan siyaasadaha iyo shuruucda uu ansaxiyey GolahaWasiirrada, isla markaana ku salaysan xaalada ee Muaamulka Ku-meelgaarka ah ee Koonfur-Galbeed. Qaybta iskudubaridkamiisaaniyadda ee Waaxdu waxaa ay mas’uul katahay diyaarinta wareegtada (waraaqaha) lagu wargalinayo in Wasaaraduhu kusoo gudbiyaan qorshayaashooda iyo miisaanyada ku baxaysa. Wareegtadu waa in ay sawir ka bixisaa xaaladda maaliyadda iyada oo u cayimaysa wasaarad kasta qiyaasta miisaaniyadeed ay tahay in qorshayaasheeda ay kusoo jaangoyso kuwaasoo kusaleysan waxyaabaha mudnaanta u leh Maamulka Ku-meelgaarka ah ee Koonfur-Galbeed. Waaxda Kastamada iyo Cashuuraadka ee Wasaaradda ayaa Waaxdan Miisaaniyadda usoo gudbin doonta tallaabooyinka iyo qiyaasta dakhli ee la filayo in la helo si loogu daro miisaaniyada sandlaha ah ee loo bandhigayo Golaha Wasiirada.Qaybaha Hawlgelinta Miisaaniyadda ee la soojeediyey (fiiri lifaaqa) waxaa loo qaabeeyey in ay lafaguraan miisaaniyadaha ay soojeediyeenWasaaradaha iyo in ay wax kubiiriyaan geeddi-socodka diyaarinta miisaaniyadda.Waxaa ay sidoo kale diyaarinayaan siyaasado loo jeediyo GolahaWasiirrada.Waxaa lagu talinayaa in marka hore shaqaale loo qoro keliya hal qayb oo ka mid ah Qaybaha Hawlgelinta Miisaaniyadda, maaddaama hawsha diyaarinta miisaaniyadda ee guud ahaanWasaaradaha ay ahaan doonto mid aan sidaa u cusleyn ayna ku filaan karaan 3da shaqaale.

[:]

Translate »