Skip to main content

South West MoF

Baydhabo, Arbaco, 7 Oktoobar 2026

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Koonfur Galbeed, ahna Xubin ka tirsan Guddiga Heer Wasiir ee Isku-dubbaridka Arrimaha U-diyaargarowga iyo Ka-jawaabidda El Niño, Mudane Eng. Xuseen Maxamed Xaaji, ayaa maanta shir guddoomiyey kulan labadii toddobaadba mar la qabto, kaas oo looga hadlay isku-dubbaridka arrimaha bani’aadannimada iyo xaaladaha degdegga ah ee ka jira deegaannada Koonfur Galbeed. Shirka waxaa ka […]

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Eng. Xuseen Maxamed Xaaji( El Hagi), oo ay wehliyaan Wasiir-ku-xigeenka, Mudane Axmed Abukar, iyo Agaasimaha Guud, Mudane Cali Cabdi Aadan, ayaa maanta kulan la qaatay dhammaan waaxyaha iyo shaqaalaha Wasaaradda.

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Eng. Xuseen Maxamed Xaaji( El Hagi), oo ay wehliyaan Wasiir-ku-xigeenka, Mudane Axmed Abukar, iyo Agaasimaha Guud, Mudane Cali Cabdi Aadan, ayaa maanta kulan la qaatay dhammaan waaxyaha iyo shaqaalaha Wasaaradda. Kulanka waxaa lagu soo bandhigay natiijooyinka qiimeynta hay’adeed (Institutional Departmental Assessment), iyadoo waax kasta loo soo bandhigay daldaloolada […]