Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Koonfur Galbeed waxay canshuur dhaaf u samaynaysaa 30% Gaadiidka dhexmara Degmooyinka kala ah Wanlweyn, Buurhakaba iyo Berdaale kadib markii ay sheegteen caqabado kala duwan oo soo wajahay.
Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir Xafiiska Tiknoolojiyada iyo xiriirka Warbaahinta Wasaaradda Maaliyada DKGS.
Booqo Ciwaanada Wasaarada Maaliyadda DKGS.
Twitter:@mofswss
Website:https://southwestmof.so/